barbaarmedia.com
telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Carabka Fares Awad Oo Si Cajiib Ah U Xayaysiinaya Cristiano Ronaldo, Ciyaar Gacmeedka FIFA18 Ayuu Ku Jiraa

Carabka Fares Awad Oo Si Cajiib Ah U Xayaysiinaya Cristiano Ronaldo, Ciyaar Gacmeedka FIFA18 Ayuu Ku Jiraa

Waxa baraha bulshada oo dhan ku faafay muuqaal cajiib ah oo lagu xayaysiinayo xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo kaas oo ka mid ah ciyaar gacmeedka FIFA 18.

Waxa si aad u macan u hayaysiinaya carabka ciyaaraha ka falanqeeya ee Fares Awad xilli Ronaldo soo bandhigayo farsamooyin cajiib ah.

Ciyaar gacmeedkan FIFA 18 ayaa sanadkan lagu xayaysiinayaa carabi taas oo ay dad badan la dheceen iyada oo uu Ronaldo yahay xiddiga lagu xayaysiinayo




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *